Skip to main content
Denni doorta aan Dunnida Gaarnee!!
Iyadoo Doorashada Madaxweynaha  Puntland ka harsantahay 64 maalmood ayaa  sahan iyo warbixin  Xogogaal ah oo laga qaaday Ganacsato, Dhalinyara yaro, aqoonyahanka, Nabadoono, Haweenka Puntland, ay Sadaalinayaan in Dr. Said Abdullah Deni Noqondoono 8/1/2019 Mid KU Guulaysta Codka Xildhibanadda Puntland iyagoo u arkaa mid Maanta ka saarikara Puntland meesha ay taal, xag Amni, Soo Celin Degaano maqan, waxbarashadda, cafimaadka, iyo Dhowrista Hantidada Dadweynaha, isagoo aan lagu aqoon islaweyni, ixtiraamana qofkasta, dhegaysya Fikirka Dadweynaha iyo Rabitaankooda

Ma aha Nin I arkooy I maqlooy KU shaqeeya Balse hor ilaahay Jecel wanaaga Puntland, kumanaal aqoonyahan ayuu Soo Saaray, xiligii uu wasiirka ahaa waxaa UU shaqaaleyey ilaa 50 in ka Badan oo Dawladda Federalka jagooyin ka qabtay, waa samafale KU deeqay hantidiisa Cidii mudatay .

Kuwa Badan oo aan Puntland ahayn ayaa KU leh Dr Said Doorta, Bal aynu eegno go.aanka Xildhibanadda La Soo xulo, halkaa ay mariyaan
Xigasho Maxamed Casaro

Comments